Codsadayaasha dhalashada waa in ay haystaan dukumeentiyada soo socda:
-
Kaarka cagaaran ee asalka a
-
Laba sawir oo cabbir baasaboor ah
-
Aqoonsiga Gobolka/Shatiga ama state ID darawalnimada
-
Safarka aad kaga baxayso U.S Wadarta maalmaha lagu qaatay meel ka baxsan Maraykanka.
-
Magaca hooyada oo buuxa iyo taariikhda dhalashada / Haddii uu isagu/ay tahay muwaadin/
-
Magaca Aabbaha oo Buuxa iyo Taariikhda Dhalashada / Haddii Isaga/Iyadu tahay muwaadin/
-
Cinwaanka shantii sano ee ugu dambeysay: guuro oo guurto taariikhda /Bisha/ Sannadka
-
Shantii sano ee la soo dhaafay Macluumaadka Shaqada …… Magaca Loo-shaqeeyaha, laga bilaabo ------ ilaa---- iyo Booska
-
Macluumaadka Carruurta: Magaca Buuxa iyo Taariikhda Dhalashada / Kaarka Cagaaran…
-
$ 725 khidmadda codsiga , ama kharashka waa laga dhaafi karaa haddii aad haysato warqad DSHS nuqulkii ugu dambeeyay
-
Shahaadada guurka /Haddii la guursado/
-
Shahaadada furiinka/ Haddii la furay/

Dukumeentiyada lagu diyaarinayo kaarka cagaaran: I-485

-
Sawirro - Waa in aad soo gudbisaa laba sawir oo midabyo isku mid ah dhawaanahan oo ah nooca baasaboorka adiga iyo qoyska aad codsanayso.
-
Warbixinta Baaritaanka Caafimaadka iyo Diiwaanka Tallaalka (Foomka I-693)
-
Dukumentiga Aqoonsiga ee Dawladdu Siisay oo leh Sawir / Aqoonsi/ ID
-
Dukumeentiga I-94 oo muujinaya qaxooti ama magangalyo
-
Shahaadada guurka iyo caddaynta kale ee xiriirka / haddii ay jirto
-
Shahaadada Dhalashada Carruurta oo tusinaysa magaca labada waalid/aanan shuruud looga baahnayn qaxootiga..
-
Cinwaanka meesha aad hadda ku nooshahayg
-
Ciwaanka aad ku noolayd ka hor inta aad timid U.S.
-
Cinwaanka aad ku noolayd meel ka baxsan Maraykanka in ka badan hal sano
-
Macluumaad ku saabsan dhammaan carruurtaada, Magaca, Taariikhda dhalashada, iyo Waddanka aad u dhalatay
-
Dalabka lacagta $1,225


